Garoonka gudihiisa ayaa lagu gudoon siiyay abaalmarinta gool dhaliyaha ugu sarreeya Champions League xilli ciyaareedki horre
kylian mbappe ayaa xalay lagudoonsiiyay abaalmarinta gool dhaliyaha ugu sarreeya tartanka Champions League-ga, xilli ciyaareedkii hore. Xiddiga reer France ayaa...