Yamal oo Champions League-ka ka dhigay masrax uu rikoodho cusub ku qoro
Lamine Yamal ayaa mar kale magaciisa ku qoray taariikhda UEFA Champions League, isagoo weli da’yar ku sameynaya waxyaabo ay ciyaartoy...
Lamine Yamal ayaa mar kale magaciisa ku qoray taariikhda UEFA Champions League, isagoo weli da’yar ku sameynaya waxyaabo ay ciyaartoy...
Kadib ciyaarihii xiisaha badnaa ee toddobaadkaan laga ciyaaray tartanka Champions league-ga, UEFA, ayaa soo saartay shaxda iyo laacibka ugu wanaagsan...
Toddobaadkaan waxaa la ciyaaray kulamadii ugu horreeyay ee Champions League-ga xilli ciyaareedkaan, iyada oo la diwaan geliyay rikoorro iyo taariikho...
Kooxaha waaweyn ee caawa dheelay tartanka Champions league-ga ayaa sameeyay bandhigyo heer sare ah, iyada oo Manchester United iyo Bayern...
kooxda Manchester united, ayaa ku soo gashay garoonka dar dar aad u wayn, ayadoo muujiyay isku xir aad u fiican....
Maxaad ka ogtahay kooxda Sabah Fc ee ka dhisan dalka Azerbaijan, in ay tii ugu da' yareed ee abid ka...
Kooxda reer England ee lagu naaneeso red-devils,Manchester United ayaa muddo dheer kadib kusoo lawaatay tartanka Uefa Champions league. Manchester United...
dhammaan kooxihii waaweynaa ee caawa dheelay wareegga is aragga ee tartanka Champions league-ga ayaa gaaray natiijooyin muhiim ah, kuwaas oo...
Yaya Toure ayaa caawa qori doona taariikh cusub oo dhanka tababbaranimada ah isaga oo noqon doona tababbarihii ugu horreeyay ee...
Kooxda reer Spain ee Barcelona ayaa si xooggan ku furatay tartanka Champions League xilli ciyaareedka 2026/27, kadib markii ay 5-1...