RASMI: Racfaankii Real Madrid ee Vinícius Jr. Waa La Diiday, Xiddigga Brazil-na Waxaa Lagu Riday Ganaax Afar Kulan Ah
Kooxda Real Madrid ayaa ku guuldarreysatay racfaankii ay ka gudbisay ganaaxa xiddigeeda reer Brazil, Vinícius Júnior, kaas oo lagu ganaaxay...