Real Madrid oo UEFA u gudbisay ku dhawaad 50,000 oo bog oo ah caddaymo iyo muuqaallo ku saabsan kiiska Negreira iyo Barcelona oo ka jawaabtay.
Real Madrid ayaa UEFA u gudbisay xogo, dukumiintiyo iyo caddeymo ay ku tilmaantay kuwo muhiim u ah kiiska Negreira, iyadoo...