Manchester United oo guul darro kala kulantay Atlético Madrid
Kooxda Manchester United ayaa habeen kale oo niyad-jab leh ku qaadatay tartanka Champions League, kaddib markii ay guuldarro 2-0 ah…
Kooxda Manchester United ayaa habeen kale oo niyad-jab leh ku qaadatay tartanka Champions League, kaddib markii ay guuldarro 2-0 ah…
Kooxda Barcelona ayaa guul weyn ka gaartay Galatasaray, kaddib markii ay 4–1 ku garaacday garoonka RAMS Park kulan ka tirsanaa…
1. BARCELONA OO CAAWA TIJAABO ADAG Ku WAJAHEYSA GALATASARY Kooxda Barcelona ayaa caawa booqan doonta Galatasaray, iyadoo kulankani uu fursad…
Difaaca reer Spain ee Dani Carvajal ayaa lagu soo warramayaa inuu si xor ah ugu biiray kooxda Getafe, kaddib markii…
Alejandro Balde ayaa lala xiriirinayaa Manchester United, iyadoo wararka suuqa kala iibsiga ay tilmaamayaan in kooxda reer England ay xiisaynayso…
Cristiano Ronaldo ayaa sii wada qorista taariikhda kubadda cagta, kaddib markii uu xalay gaaray goolkiisii 981-aad ee xirfaddiisa ciyaareed, isagoo…
Xiddiga reer Jarmal ee İlkay Gündoğan ayaa Barcelona ku tilmaamay kooxda ugu cadcad ku guuleysiga koobka Champions League xilli ciyaareedkan,…
Halyeeygii khadka dhexe ee Real Madrid iyo xulka qaranka Jarmalka, Toni Kroos, ayaa mustaqbalkiisa u jiheynaya dhinaca tababarnimada, isagoo doonaya…
Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa inay racfaan ka qaadato kaarka cas ee tooska ah ee Vinícius Júnior laga siiyey kulankii…
Falanqeeyaha kubadda cagta ee Jamie Carragher ayaa su’aal geliyey booska Florian Wirtz ee shaxda koowaad ee Liverpool, isagoo qaba in…