Chelsea oo guul-darro culus dhabarka loo saaray.
Chelsea ayaa guul-darro xanuun badan kala kulantay dhiggeeda Brentford, kaddib markii 3-0 looga adkaaday kulan ka tirsan wareegga shanaad ee...
Chelsea ayaa guul-darro xanuun badan kala kulantay dhiggeeda Brentford, kaddib markii 3-0 looga adkaaday kulan ka tirsan wareegga shanaad ee...
Mulkiilaha Chelsea, Todd Boehly, ayaa la sheegay inuu ka baxay maamulka kooxda, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in...
Weeraryahanka Chelsea ee João Pedro ayaa dhaawac soo gaaray, waxaana uu isaga baxay xulka qaranka Brazil ee isu diyaarinaya kulamada...
Liverpool iyo Chelsea ayaa ku guuldarreystay inay qaataan saddexda dhibcood, kaddib markii ay garoomahooda barbaro kula galeen Fulham iyo Hull...
Xiddigaha Kooxda Chelsea ayaa si kaftan ah ugu dooday qaadashada xiddigii ugu fiicnaa ciyaarta kadib guushii soo laabashada laheyd ee...