athletico Madrid weyku guleysan karta horyalka laliga waxa sida yiri macalin Jose marinho
“horyalka laliga ma ahan horyaal fudud”.
“athletico Madrid na waxa ay kamidtahay tartamayasha ku guleysan kara horyaalka”.
kooxda athletico Madrid kuma ay guleysan wax horyal ah tan ii 2020-2021 markas oo ahyd marki ugu danbeysay ay kuguleysato horyalka laliga.
Balse sanadkan waxa ay umuqdan kuwa utartami kara horyalka ayado hada ay ciyaren sedaxdodi kulan ee ugu horeysay ee tartanka waxa ayna ka helen dhibco garaya todobo dhibcod.
wexeyna sida kaga danbeyan koxaha barca iyo real Madrid oo heysta min sagaal dhibcod .