Luka Modric ayaa ku guuleystay Champions League ka badan horyaalka Laliga!

0
6f1543a0-3719-11f0-96c3-cf669419a2b0

Luka Modric aya yiri “majecli inan kahadlo midaan waayo ma ahan wax macqul ah waana qaladkeenna in aanan ku guleysanin horyaallo badan”.

Xidigii hore ee koxaha Tottenham iyo real Madrid iyo xulka Croatia hadana katirsan kooxda reer taliyani ee ac milan luka modric ayaaa wayihiisa kugulestay lix champions league taaas oo kabadan inta horyal ee laliga ah ee u ku gulestay oo afar ah .

Xidigan ayaa real Madrid kaga so biiray kooxda Tottenham sanadki 2012 ayado koxda reer Spain ee real Madrid ay kuso qadatay aduun lacaged garaya €35m iyo €5m oo ku xiran waxqabadkiisa Xidigan ayaa wayihisa kooxda real Madrid kula gulestay 28 koob inti udhexeysay 2012-2025 wuxuu 13sano wayihisa kamid ah ku qatay garonka Santiago bernabèu wuxu 2025 kaga dhaqaqay koxda ac milan asigo ah dada 39sano.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *