Laacib hore ugu soo guuleystay Premier League-ga ayaa wajahi kara Xabsi.

0
FB_IMG_1789566621061

Laacibkii hore ee kooxaha Liverpool, Manchester City, Chelsea iyo Arsenal Raheem Sterling, ayaa wajahaya eedeymo culus oo la xiriira in uu gaari kaxeeyay xilli uu isticmaalayay waxyaabaha maanka dooriya.

Raheem oo hadda ah 31 jir ayaa waayo la soo qaatay waayo qurux badan kooxaha ugu waaweyn England ayaa hadda ah koox la’aan isaga oo markii ugu dambeysay u ay kooxda Arsenal burburisay heshiiskii uu kula jiray.

Sida ay werinayso BBC sport Raheem ayaa gaarigiisa Lamborghini-ga ku dhuftay gaari kale inkastoo uusan sababin qasaaro nafeed ama dhaawac hadda waxa jira burbur hantiyeed oo u geystay laacibka gaari uu waxyeeleyay.

Laacibka ayaa maanta qiratay in uu cabsanaa xilliga uu gaariga kaxeynaayay, isaga oo la sheegay in marka ku saqraamah maandoorayaha neef ahaanta loo jiido Nitrous Oxide.

Raheem ayaa wajihi kara laba sano oo xabsi ah haddii lagu helo dembigaas, isaga oo ka mid noqon kara laacibiin hore oo heer caalami ah oo mar waqtigooda ka mid ku soo qaatay jeelka dhexdiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *