Luis enrique oo kahadlay suqoda kala ibsiga xagagan
“waxan sameynay suuq kala ibsi wanagsan xagagan, waan ku faraxsanahay ciyartoydi naga tagay xagagan ee naga cawiyay inan ku guleysano kobab fara badan, waxana urajeynaya nasiib wanagsan”.
kooxda psg aya sameysay xagagan saxixyo kala duwan ayado kooxda ay ka bexeyn ciyartoy kuwa kalana ay yimaden,waxa kooxda isaga tagay xagagan ciyaryahanka Bradley barcola kaas oo ku biray kooxda Liverpool ee horyalka english premier league,isago ugu waregay adun lacaged garaya €135m.
waxa sido kle kooxda katagay console ramos oo ku biray koxda rer Italy ee ac mlilan adun lacaged garaya €74m, iyo kuwa kle oo qarkod amaah isaga dhaqay, kooxda psg wexey xagagan laso saxixatay ciyaryakanka koxda Barcelona iyo xulka Spain ciyaryahanki dhaliyay goalka ay Spain ku xaqijisay kuguleysiga koobka adunka (world Cup 20206) farran torres asigo barca kaga so dhaqaqay adun lacaged garaya €48m .
sidoo kale wexey kooxda manoco kala so waregen maghanes akliouche adun lacaged garaya €50m , kooxda psg aya doneysa iney safkeda kusi xojiso ciyaryahanadan ayado rabta iney markodi 3aaad ay ku gulestan tartanka champions league waliba si xiriir ah wexey lawadi sano ee laso dhafay si xirir ah ugu gulesten champions league.