Manchester United 2-0 ku hoggaaminaysa kooxdii ugu da’da yareed Champions League, qeybta hore.

0
20260910_161258

kooxda Manchester united, ayaa ku soo gashay garoonka dar dar aad u wayn, ayadoo muujiyay isku xir aad u fiican.

Tababaraha Manchester United, ayaa ciyaarta ku soo billaabay wejiyo cusub asigoo kursiga keydka u dhaadhiciyay danbeedka bidix ee kooxda Luke shaw, kuna soo bilaabat garabka bidix laacibka lagu magacaabo PatrickDorgu , laacibkaas oo muujinayaa firfircooni badan, cross badanna soo geliyay goobta ganaaxa, asigoo gool caawiyay

waxaana golasha ukala dhaliyay Matheus Cunha iyo Bruno Fernandes.

maxaa laga filan kara United qeybta labaad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *