Xulalka oo Dib U Soo Laabanaya: Kulamo Waaweyn iyo Tababarayaal Cusub oo Is wajahaya.
Ciyaaraha xulalka ayaa dib ugu soo laabanaya masraxa caalamiga ah, iyadoo kulamo xiiso leh ay taageerayaasha kubadda cagtq siinaya habeeno…
Ciyaaraha xulalka ayaa dib ugu soo laabanaya masraxa caalamiga ah, iyadoo kulamo xiiso leh ay taageerayaasha kubadda cagtq siinaya habeeno…
Xulka qaranka Soomaaliya ayaa isu diyaarinaya laba kulan oo muhiim ah oo ka tirsan isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika (AFCON), iyadoo…
Weeraryahanka xulka qaranka Faransiiska iyo kooxda Real Madrid, Kylian Mbappé, ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa in haddii uu ku guuleysto…
Guuldarradii Real Madrid ay kala kulantay Atlético Madrid ee derby-ga caasimadda Spain ayaa dhalisay muran xoogan oo ku saabsan garsoorka,…
Manchester United ayaa dhibic keliya ka heshay booqashadii ay ku tagtay London, kadib markii ay 1-1 la gashay Fulham kulan…
Derby Madrid ayaa ku soo dhammaaday guul ay Atlético Madrid ka gaartay Real Madrid, kadib markii ay 2–1 kaga adkaatay…
Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad Stadium ku soo dhoweyn doonta dhiggeeda Sunderland, kulan ka tirsan wareegga shanaad ee horyaalka Premier…
Mohamed Salah ayaa sii wataa bandhiggiisa cajiibka ah ee horyaalka Turkiga, kadib markii xiddiga reer Masar uu shalay saddexley ka…
Barcelona ayaa mar kale wacdaro dhigtay, kadib markii ay 3-1 kaga adkaatay Sevilla kulan ka tirsan wareegga 7-aad ee horyaalka…
Galabta, London waxay mar kale markhaati ka noqonaysaa mid ka mid ah xifaaltannada ugu kulul uguna taariikhda dheer kubadda cagta…