Michael Carrick: “Kuma aanan bilaaban bandhig fiican xilli-ciyaareedkan”
Macallinka Manchester United, Michael Carrick, ayaa qirtay in kooxdiisu aysan si wanaagsan u bilaabin xilli-ciyaareedka cusub, inkastoo uu aaminsan yahay…
Macallinka Manchester United, Michael Carrick, ayaa qirtay in kooxdiisu aysan si wanaagsan u bilaabin xilli-ciyaareedka cusub, inkastoo uu aaminsan yahay…
Weeraryahanka reer Belgium ee Mika Godts, oo xagaagii 2026 u wareegay kooxda reer France ee Paris Saint-Germain (PSG), ayaa noloshiisa…
Liverpool iyo Chelsea ayaa ku guuldarreystay inay qaataan saddexda dhibcood, kaddib markii ay garoomahooda barbaro kula galeen Fulham iyo Hull…
Abaal-marinta Ballon d’Or ayaa ka mid ah abaal-marinnada ugu waaweyn uguna sharafta badan kubadda cagta adduunka, waxaana sannad kasta la…
Kooxda AC Milan ayaa caawa 19:00 waqtiga Geeska Afrika garoonka Lazio kula ciyaari doonta kulan ka tirsan horyaalka Serie A…
Kooxda Chelsea ee uu hoggaamiyo tababare Alonso ayaa galabta ciyaari doonta kulankeeda afaraad ee Premier League xilli ciyaareedkan, iyadoo garoonkeeda…
Kooxda Chelsea ayaa wajahaysa dhibaato weyn oo dhanka difaaca ah, iyadoo 19-kii kulan ee ugu dambeeyay ee Premier League ay…
Horyaalka Premier League ayaa maanta geli doona marxalad kale oo xiiso leh, iyadoo la ciyaari doono kulamo ka tirsan wareegga…
Kadib ciyaarihii xiisaha badnaa ee toddobaadkaan laga ciyaaray tartanka Champions league-ga, UEFA, ayaa soo saartay shaxda iyo laacibka ugu wanaagsan…
Tababaraha kooxda Hull City, Sergej Jakirović, ayaa loo magacaabay Macallinka Bisha ee Premier League-ga, kadib bilow cajiib ah oo uu…